HomeCaalamkaBarlamaanka Isra'iil  oo doortay Madaxweyne Cusub

Barlamaanka Isra’iil  oo doortay Madaxweyne Cusub

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Isaaq Herzog oo ah Siyaasi caan ah ayaa loo doortay Xilkaasi, sida lagu sheegay Go’aanka Codbixinta ee Barlamaanka dalkaasi oo loo yaqaano Kenesat.   Herzog oo 60-jir ah waxa uu noqon doonaa Madaxweynaha 11-aad ee Israel, isagoo helay  87-cod oo ka mid ah 120 Xildhibaan ee ka tirsan Barlmaanka ama Kenesatka. Waxa uu xilka kala […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Isaaq Herzog oo ah Siyaasi caan ah ayaa loo doortay Xilkaasi, sida lagu sheegay Go’aanka Codbixinta ee Barlamaanka dalkaasi oo loo yaqaano Kenesat.

 

- Advertisement -

Herzog oo 60-jir ah waxa uu noqon doonaa Madaxweynaha 11-aad ee Israel, isagoo helay  87-cod oo ka mid ah 120 Xildhibaan ee ka tirsan Barlmaanka ama Kenesatka.

Waxa uu xilka kala wareegi doonaan Madaxweyne RUVEN RIVLIN oo bisha soo socota ka degi doona Xilkaasi oo uu muddo 7 sano ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts