HomeCaalamkaMilliteriga dalka Azerbajaan oo sheegay inay iska caabiyeen Askarta dalka Armeniya

Milliteriga dalka Azerbajaan oo sheegay inay iska caabiyeen Askarta dalka Armeniya

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Wasaaradda Difaaca ee dalka Azerbajaan ayaa sheegtay inay iska waabiyeen ku-dhawaad 40 Askar u dhalatay dalka Armeniya, kuwaasi oo isku dayey inay ka soo gudbaan xuduudka u dhexeeya labada dal.   Wasaaradu waxay sheegtay inay Ciiddankooda qaadeen Tallaabooyin Degdeg ah, si ay Ciiddanka Armeeniya ugu khasbaan inay dib ugu laabtaan dhanka xuduudka dalkooda. Dhinaca kale, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Difaaca ee dalka Azerbajaan ayaa sheegtay inay iska waabiyeen ku-dhawaad 40 Askar u dhalatay dalka Armeniya, kuwaasi oo isku dayey inay ka soo gudbaan xuduudka u dhexeeya labada dal.

 

- Advertisement -

Wasaaradu waxay sheegtay inay Ciiddankooda qaadeen Tallaabooyin Degdeg ah, si ay Ciiddanka Armeeniya ugu khasbaan inay dib ugu laabtaan dhanka xuduudka dalkooda.

Dhinaca kale, Dowladda Armeeniya waxay beeniyeen arrintaasi, oo ay ku tilmaameen sheegasho qaldan oo lagu qaldayo Ra’yul Caalamka.

 

- Advertisement -

Colaad sanadkii hore labada Ciiddan ku dhex martay Gobalkii lagu murunsanaa ee NAGOORO KARABAAKH waxay Ciiddanka Azerbajaan ku guuleysteen inay la wareegeen guud ahaan Gobalkaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts