HomeWararDiyaarad Dagaal oo ku burburtay Magaalada Benqaasi

Diyaarad Dagaal oo ku burburtay Magaalada Benqaasi

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warbaahinta dalka Libiya ayaa waxaa sheegeen in Diyaarad Dagaal oo nooceedu ahaa Mig-21 ay maalintii shalay oo sabti aheyd ku burburtay Magaaladda Benqaasi ee Bariga dalkaasi. Duuliyihii Diyaaradda oo lagu magacaabi jirey Jamaal Bin Caamir ayaa ku geeriyooday shilkaasi oo ka dhacay Saldhiga Ciiddanka Cirka ee Baniiyna ee ku yaalla Magaaladda Benqaasi. Diyaaradda ayaa qeyb […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warbaahinta dalka Libiya ayaa waxaa sheegeen in Diyaarad Dagaal oo nooceedu ahaa Mig-21 ay maalintii shalay oo sabti aheyd ku burburtay Magaaladda Benqaasi ee Bariga dalkaasi.

Duuliyihii Diyaaradda oo lagu magacaabi jirey Jamaal Bin Caamir ayaa ku geeriyooday shilkaasi oo ka dhacay Saldhiga Ciiddanka Cirka ee Baniiyna ee ku yaalla Magaaladda Benqaasi.

- Advertisement -

Diyaaradda ayaa qeyb ka ahayd Dhoolatus Milliteri oo ay Kooxda Mrashal Khaliifa Xaftar ugu dabaal-degayeen 7 guuradii la soo wareegtay Hawlgalkooda Milliteri ee ay ugu magac dareen Hawlgalkii Karaamada lahaa.

Marshal Xaftar ayaa goobjoog ka ahaa Dhoolatuskaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts