HomeCaalamkaMadaxweynihii iyo Ra’isul-wasaarihii Maali oo Xabsiga laga sii daayey

Madaxweynihii iyo Ra’isul-wasaarihii Maali oo Xabsiga laga sii daayey

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ilo Milliteri oo ka tirsan Ciiddanka dalkaasi ayaa sheegay inay Xabsiga ka sii daayeen Madaxweynihii KMG ee dalkaasi, Bah N’Daw iyo Ra’isul-Wasaare Mukhtaar Coon. Labadaasi Mas’uul waxaa la xiray maalintii Isniinta ee Isbuucan, saacado kadib, markii ay magacaabeen Gole Cusub oo aysan ka muuqanin Labada Sarkaal ee ugu muhiimsnaa Hoggaamiyihii Milliteriga ee Afgembiga ku qbsaday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ilo Milliteri oo ka tirsan Ciiddanka dalkaasi ayaa sheegay inay Xabsiga ka sii daayeen Madaxweynihii KMG ee dalkaasi, Bah N’Daw iyo Ra’isul-Wasaare Mukhtaar Coon.

Labadaasi Mas’uul waxaa la xiray maalintii Isniinta ee Isbuucan, saacado kadib, markii ay magacaabeen Gole Cusub oo aysan ka muuqanin Labada Sarkaal ee ugu muhiimsnaa Hoggaamiyihii Milliteriga ee Afgembiga ku qbsaday dalkaasi bishii August ee sanadkii hore.

- Advertisement -

Wararku waxay sheegayaan in Madaxweynihii KMG ee dalka Mali, Bah N’Daw oo isku dhex casilay Xabsiga, halka uu xilkiina ka qaaday Ra’isul-Wasaare Mukhtaar Coon oo isagana Warqadii Is-casilaadda saxiixay.
Gaashaanle Baaba Ciisa oo ah La-taliyaha Khaaska ee Kolonel Goyta ayaa sheegay inay Madaxweynaha iyo RW is-casileen iyadoo ay Markhaatiyayaal joogeen.
Waxa uu intaasi ku daray in Madaxweynaha iyo RW dib u heli doonaan Xorriyadooda Asaasiga.
Dhinaca kale, Golaha Ammaanka ee QM waxay xalay Kulan Khaas ah ka yeesheen Xaalladda dalka Mali, waxayna ku baaqeen in shuruud la’aan lagu sii daayo dhamaan Saraakiisha Dowladda ee xiran.

Ustaad Nuradin

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts