HomeCaalamkaJoe Biden oo hay'adaha sirdoonka Maraykanka ku amray arrin la yaab leh

Joe Biden oo hay’adaha sirdoonka Maraykanka ku amray arrin la yaab leh

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa hay’adaha sirdoonka ku amray inay baaraan asalka halka uu ka soo askumay xanuunka Covid-19, iyadoo ay sii kordhayaan wararka la isla dhex marayo ee ku saabsan halka uu ka soo billowday xanuunkan. Qoraal uu soo saaray, ayuu Mr Biden kaga codsaday hay’adaha sirdoonka inay “laba jibbaaraan dedaalladooda” ayna warbixin ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa hay’adaha sirdoonka ku amray inay baaraan asalka halka uu ka soo askumay xanuunka Covid-19, iyadoo ay sii kordhayaan wararka la isla dhex marayo ee ku saabsan halka uu ka soo billowday xanuunkan.

Qoraal uu soo saaray, ayuu Mr Biden kaga codsaday hay’adaha sirdoonka inay “laba jibbaaraan dedaalladooda” ayna warbixin ku soo siiyaan muddo 90 maalmood gudahood ah.

- Advertisement -

Covid-19 waxaa markii ugu horreysay laga helay magaalada Shiinaha ku taalla ee Wuhan dabayaaqadii sanadkii 2019.

In ka badan 168 milyan oo kiis ayaa kaddib lagu arkay dunida iyadoo ugu yaraan 3.5 milyan oo qofna ay u dhinteen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts