HomeWararCiidanka Dowladda oo fuliyay howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab

Ciidanka Dowladda oo fuliyay howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada Xoogga dalka ururka 41-aad Guutada 5-aad Qeybta 27-aad oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Dagmada Buulo-burte iyo deegaano hoos-yimaado ayaa waxay ku bur buriyeen fariisimo ay Al Shabaab ku lahaayeen halkaas. Labo xidigle Xuseen Xasan Joodax (Xuseen Horow) oo hoggaaminayay howlgalka ayaa sheegay in ay deegaanka Afcad ku dileen ilaa iyo lix ka tirsan Al […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Xoogga dalka ururka 41-aad Guutada 5-aad Qeybta 27-aad oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Dagmada Buulo-burte iyo deegaano hoos-yimaado ayaa waxay ku bur buriyeen fariisimo ay Al Shabaab ku lahaayeen halkaas.

Labo xidigle Xuseen Xasan Joodax (Xuseen Horow) oo hoggaaminayay howlgalka ayaa sheegay in ay deegaanka Afcad ku dileen ilaa iyo lix ka tirsan Al Shabaab, waa sida uu hadalka u dhigay isaga oo la hadlaayay Warbaahinta dowladda.

- Advertisement -

Howlgalka ayaa ka dambeeyay ka dib markii, dagaalamayaasha Al Shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhiga Ciidanka dowladda ay ku leeyihiin degmada Buulo-burte ee Gobolka Hiraan.

Wararka ayaa intaas waxaa ay kusii darayaan in dagaal xoogan uu dhexmaray Ciidanka dowladda Federaalka iyo Shabaab, isla markaana dadka deegaanka ay maqlayeen dhawaqa rasaas Culus oo la is dhaafsanayay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts