HomeWararMadaxweynaha Puntland oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Madaxweynaha Puntland oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka. Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, Xildhibaanno ka tirsan labada Gole iyo mas’uuliyiin kale . Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka mid ah madaxda dowlad goboleedyada dalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka.

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, Xildhibaanno ka tirsan labada Gole iyo mas’uuliyiin kale .

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka mid ah madaxda dowlad goboleedyada dalka ee ka qeybgalaya Shirka Golaha Wadatashiga Arrimaha doorashooyinka oo lagu wado in barri oo Sabti ah uu ka furmo Muqdisho.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts