HomeWararCiidamo gadoodsan oo xirtay waddo muhiim ah oo ku taalla Jowhar

Ciidamo gadoodsan oo xirtay waddo muhiim ah oo ku taalla Jowhar

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Booliska sida gaarka u tababaran ee Haramcad ayaa Maanta gadoodsan ka sameeyay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle, sida ay sheegayaan wararka laga helayo. Ciidamada gadoodka sameeyay oo gaaraya Illaa 50 askari oo ka tirsan Ciidamada Haramcad ayaa Maanta xirtay waddo muhiim u ah isu socodka dadka iyo gaadiidka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Booliska sida gaarka u tababaran ee Haramcad ayaa Maanta gadoodsan ka sameeyay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle, sida ay sheegayaan wararka laga helayo.

Ciidamada gadoodka sameeyay oo gaaraya Illaa 50 askari oo ka tirsan Ciidamada Haramcad ayaa Maanta xirtay waddo muhiim u ah isu socodka dadka iyo gaadiidka oo ku taalla Magaalada Jowhar.

- Advertisement -

Ilo-wareedyo ku sugan Caasimadda Hirshabeelle ayaa sheegaya in Ciidamada Haramcad ee gadoodka sameeyay ay doonayaan in dib loogu soo celiyo Magaalada Muqdisho oo markii hore laga qaaday.

Ilaa iyo hadda jiro weli wax war ah oo kasoo baxay Saraakiisha Ciidamada Booliska dowladda Federaalka ee ku sugan Gobolka Shabeellaha Dhexe oo ku aadan tallaabada ay ku dalbanayaan Ciidamadan in dib loogu soo celiyo Muqdisho.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa diyaarado Muqdisho uga daabushay Ciidamadan Haramcadka ah oo gaaraya Illaa 50 askari, kuwaasi oo la geeyay Magaalada Jowhar, xilligii doorashada Maamulka Hirshabeelle.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts