HomeWararRW Rooble oo shacabka Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan Munaasabadda Ciidul...

RW Rooble oo shacabka Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan Munaasabadda Ciidul Fidriga

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo boqolaal dadweyne kula tukaday Salaadda Ciidul Fidriga Masaajidka Isbahaysiga ayaa ku boorriyay shacabka Soomaaliyeed in ay muujiyaan midnimo, isu damqasho iyo is garab qabasho. “Waxaan rabaa munaasabadan in aan uga faa’iidaysto muhiimmada ay leedahay is cafintu , kulligeen gacmaha aan is qabsanno, kuweena jilicsan gacan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo boqolaal dadweyne kula tukaday Salaadda Ciidul Fidriga Masaajidka Isbahaysiga ayaa ku boorriyay shacabka Soomaaliyeed in ay muujiyaan midnimo, isu damqasho iyo is garab qabasho.

“Waxaan rabaa munaasabadan in aan uga faa’iidaysto muhiimmada ay leedahay is cafintu , kulligeen gacmaha aan is qabsanno, kuweena jilicsan gacan qabano, ka wada shaqayno amniga, xasiloonida iyo dib-u-dhiska dalka”.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilaamay in dalku uu ku jiro xili doorasho oo muhiim ah, xukuumadiisuna ay garwadeen ka tahay, isagoo codsaday in loogu duceeyo howsha culus ee loo xil saaray in ilaahay u fududeeyo.

Ra’iisul wasaaraha ayaa ummadda xusuusiyay in loo duceeyo dadkii Soomaaliyeed ee u dhintay qaranka, iyagoo gudanaya waajibka dalkooda ka saaran.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts