HomeWararQarax khasaaro geystay oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyno degmada Sagag ee dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa ay sheegayaan in duhurnimadii Maanta halkaas uu ka dhacay qaraxa khasaaro geystay oo jugtiisa la maqlay. Qaraxaas oo ahaa miino dhulka ku aasneyd ayaa waxaa ay qabsatay gaari ay leedahay Shirkad ka shaqeysa dhismaha waddooyinka, waxaana ku dhaawacmay 4 ruux oo wadada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno degmada Sagag ee dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa ay sheegayaan in duhurnimadii Maanta halkaas uu ka dhacay qaraxa khasaaro geystay oo jugtiisa la maqlay.

Qaraxaas oo ahaa miino dhulka ku aasneyd ayaa waxaa ay qabsatay gaari ay leedahay Shirkad ka shaqeysa dhismaha waddooyinka, waxaana ku dhaawacmay 4 ruux oo wadada marayay, sida lagu soo warramay.

- Advertisement -

Dad shacab ah oo goobta uu qaraxu ka dhacay ka agdhawaa ayaa tegay halkaas, isla markaana gurmad u sameeyay dadkii waxyeelada kasoo gaartay qaraxaas ka dhacay degmada Sagag ee dowlad deegaanka Soomaalida.

Sawirro laga soo qaaday goobta lagu faafiyay baraha Bulshada ayaa muujinayay in qaraxu uu ahaa mid xoog leh, isla markaana waxaa gebi ahaan burburay gaariga uu qaraxu haleelay oo noociisu ahaa Qooqan.

Ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo kasoo baxay laamaha amniga dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo ay uga hadlayaan qaraxaas khasaaraha dhaliyey ee Maanta ka dhacay degmada Sagag.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts