HomeWararMadaxweynaha Galmudug oo dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb

Madaxweynaha Galmudug oo dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo oo muddooyinkii lasoo dhaafay ku sugnaa Muqdisho ayaa galabta dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka. Madaxweyne Qoorqoor iyo wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Galmudug, Xildhibaano, Wasiiro, Mas’uuliyiin iyo dadweyne farabadan. Axmed Qoorqoor ayaa inta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo oo muddooyinkii lasoo dhaafay ku sugnaa Muqdisho ayaa galabta dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka.

Madaxweyne Qoorqoor iyo wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Galmudug, Xildhibaano, Wasiiro, Mas’uuliyiin iyo dadweyne farabadan.

- Advertisement -

Axmed Qoorqoor ayaa inta uu ku sugnaa Magaalada Muqdisho waxaa uu ka qeyb galay shirar looga hadlaayay xaaladda siyaasadeed ee dalka, khilaafka doorashada dhaceysa iyo heshiiskii laga gaaray khalalaasihii ka dhacay Caasimadda dalka.

Sidoo kale Madaxweynaha Galmudug ayaa kulamo kala duwan la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka, isagoona kala hadlay Arrimaha doorashooyinka iyo sida lagu xalin karo caqabadaha ku hor gudban doorashada.

Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa sidoo kale kulamo gaar gaar ah la yeeshay Midowga Musharaxiinta oo ay hoggaaminayaan Madaxweyneyaashii hore ee dalka Sheekh Shariif Sh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts