HomeWararKhasaaro ka dhashay Diyaarad ku burburtay Dal ka tirsan Afrika

Khasaaro ka dhashay Diyaarad ku burburtay Dal ka tirsan Afrika

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Diyaarad Helikopter oo ay Ciidanka dalka Zimbabwe leeyihiin ayaa ku burburtay meel ku dhow Caasimadda dalkaasi ee Harare. Diyaaradda burburtay oo nooceedu ahaa The Agusta Bell AB 412 helicopter waxay ku burburtay Tuullada Arcturas oo  30-KM dhanka Bari kaga toosan Harare. Helikopter kaaasi oo loo adeegsado Tababarka Duullimaadka ayaa waxay ka soo duushay Saldhigga Ciidanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Diyaarad Helikopter oo ay Ciidanka dalka Zimbabwe leeyihiin ayaa ku burburtay meel ku dhow Caasimadda dalkaasi ee Harare. Diyaaradda burburtay oo nooceedu ahaa The Agusta Bell AB 412 helicopter waxay ku burburtay Tuullada Arcturas oo  30-KM dhanka Bari kaga toosan Harare.

Helikopter kaaasi oo loo adeegsado Tababarka Duullimaadka ayaa waxay ka soo duushay Saldhigga Ciidanka Cirka ee Manyame Airbase ee Garoonka Harare ee Tababarka Duullimaadka.

- Advertisement -

Qoraal ka soo baxay Taliska Ciiddanka Cirka ee dalkaasi ayaa lagu sheegay inay Diyaaradaasi ku dul dhacday guri, iyadoo ay ku geeriyoodeen 2 Duuliye iyo Farsama-yaqaan la socday Diyaaradda iyo Ilmo yar oo ku sugnaa guriga ay Diyaaradda ku habsatay.

Shilkaasi waxaa kaloo ku dhaawacmay Haweeney iyo gabar yar, kuwaasi oo uu soo gaaray dhaawacyo gubasho ah.

Taliyaha Ciidanka Cirka ee dalka Zimbabwe, Air Marshal Elson Moyo waxa uu ka tacsideeyey Shilkaasi, wuxuuna xusay inay socdaan baaritaano la xiriira waxa sababay burburka Diyaaradda Helikopterka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts