HomeWararDegmada Xamar Jajab oo loo magacaabay guddoomiye Cusub

Degmada Xamar Jajab oo loo magacaabay guddoomiye Cusub

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wareegto ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha gobolka Banaadir mudane Cumar Maxamed Maxamuud ayaa Mucaawiye Axmed Muudey, loogu magacaabay guddoomiyaha cusub ee degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir. Mucaawiye ayaa bedelay guddoomiyihii degmadaas, Allah u naxariistee, Maxamed Cabdi Axmed oo la dilay 17 bishan Abril. Guddoomiyaha cusub ayaa ah nin dhalinyaro ah oo ka soo shaqeeyay […]

- Advertisement -

Wareegto ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha gobolka Banaadir mudane Cumar Maxamed Maxamuud ayaa Mucaawiye Axmed Muudey, loogu magacaabay guddoomiyaha cusub ee degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir.

Mucaawiye ayaa bedelay guddoomiyihii degmadaas, Allah u naxariistee, Maxamed Cabdi Axmed oo la dilay 17 bishan Abril. Guddoomiyaha cusub ayaa ah nin dhalinyaro ah oo ka soo shaqeeyay warbaahinta.

Latest stories