HomeWararMaamulka Degmada Warsheekh oo War kasoo saaray dilkii Xildhibaan Kamaal Shiikhaay

Maamulka Degmada Warsheekh oo War kasoo saaray dilkii Xildhibaan Kamaal Shiikhaay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Alle ha u naxariistee waxaa xaafad ka tirsan degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir lagu dilay  Xildhibaan ka tirsanaa Golaha deegaanka degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxana ka hadlay Maamulka Degmada Warsheekh. Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Warshiikh  Xasan Xaaji Mxamed Darafeey, ku xigeenadiisa iyo Dhammaan Xubnaha Golaha Deegaanka waxaa ay Tacsi Tiiraanyo leh waxaa ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Alle ha u naxariistee waxaa xaafad ka tirsan degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir lagu dilay  Xildhibaan ka tirsanaa Golaha deegaanka degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxana ka hadlay Maamulka Degmada Warsheekh.

Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Warshiikh  Xasan Xaaji Mxamed Darafeey, ku xigeenadiisa iyo Dhammaan Xubnaha Golaha Deegaanka waxaa ay Tacsi Tiiraanyo leh waxaa ay u direen Ehelka iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Cabduqaadir oo loo yaqaanay Cabdi Kamaal Shiikhaay oo  Caawa Makhribki lagu dilay Magaalada Muqdhisho Xilli uu gurigiisa uu Galayay.
Ragii ka dambeeyay falkaas ayaa goobta si deg deg ah uga baxsaday, waxaana wararka qaarkood ay sheegayaan in laamaha amniga dowladda ay baaritaano ka wadaan halku uu falku ka dhacay oo aheyd Siliga Ameerikaanka.
Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka ayaa waxaa horey uga dhacay dilal kala duwan oo geystay Askar, Mas’uuliyiin iyo dad shacab ah, waxaana inta badan falalka ka dhacay Magaalada Mas’uuliyadooda sheegtay Al-shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts