HomeWararSaraakiil Ciidan oo ka kala yimid dowlad Goboleedyada Dalka oo tababar loo...

Saraakiil Ciidan oo ka kala yimid dowlad Goboleedyada Dalka oo tababar loo soo xiray

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo tababar u soo xiray askar iyo saraakiil ka tirsan qeybta Isgaarsiinta Ciidanka Booliska oo ka kala socday dowlad Goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Ciidamada ayaa muddo 10 cisho ah qaadanayay tababar la xiriirta dhanka Isgaarsiinta, kuwaasi oo wax badan ka fahmay hannaanka loo adeegsanayo qalabka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo tababar u soo xiray askar iyo saraakiil ka tirsan qeybta Isgaarsiinta Ciidanka Booliska oo ka kala socday dowlad Goboleedyada iyo gobolka Banaadir.

Ciidamada ayaa muddo 10 cisho ah qaadanayay tababar la xiriirta dhanka Isgaarsiinta, kuwaasi oo wax badan ka fahmay hannaanka loo adeegsanayo qalabka Isgaarsiinta.

- Advertisement -

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Xijaar ayaa kula dar daarmay in aqoonta ay barteen ay uga faa’iideeyaan ciidamada booliska ee ku sugan goobaha ay ka yimaadeen, isagoo intaa ku daray in ciidamadu ay tababar ku qaateen qalab casri ah oo loo adeegsan doono dhanka Isgaarsiinta.

Saraakiisha tababarka loo soo xiray ayaa gaba gabadii la guddoonsiiyay shahaadooyin ka turjumaysa waxyaabaha ay barteen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts