HomeWararImaaraadka Carabta oo hal arrin fiiso ugu diiday Haweeney Soomaali ah

Imaaraadka Carabta oo hal arrin fiiso ugu diiday Haweeney Soomaali ah

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa waxaa ay diiday inay Fiiso Shaqo (A work Visa) siiyaan Haweeney haysata dhalashada UK, balse asalkeedu Soomaali yahay. Haweeneyda Somali-British-ka ah oo lagu magacaabo Saamiya waxay Barteeda Twitterka ku shaacisay in Dugsi ku yaalla Imaraadka  ka codsatay shaqo, balse markii dambe ay Waaxda Kheyradka Aadanaha ee dalkaasi (The Human Resources Department) […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa waxaa ay diiday inay Fiiso Shaqo (A work Visa) siiyaan Haweeney haysata dhalashada UK, balse asalkeedu Soomaali yahay.

Haweeneyda Somali-British-ka ah oo lagu magacaabo Saamiya waxay Barteeda Twitterka ku shaacisay in Dugsi ku yaalla Imaraadka  ka codsatay shaqo, balse markii dambe ay Waaxda Kheyradka Aadanaha ee dalkaasi (The Human Resources Department) (la soo xiriireen, kuna wargeliyeen inay Dowladda Imraadka diiday inay u soo saaraan Fiisaha Shaqo iyo in Codsigeeda lagala noqday (That her offer was revoked).

- Advertisement -

Waxay kaloo ay sheegtay in codsiga ay dirtay ku haminaysay inay u noqon doonto Riyo u rumowday (A drean come true). Qoraalkeeda waxay kaloo ku xustay in sababaha loogu diiday Fiisaha ay tahay iyadoo asalkeeda Soomaali yahay (A Somali descent), xitaa iyadoo ku dhalatay, kuna soo kortay UK.

Saamiya waxay soo bandhigtay nuqulada E-mail-adii ay dirtay oo ay Screenshots ka soo qaaday, oo ay ku sheegtay inay ka walaacsan tahay Cunsurinimada lagula kacay.

Dugsiga iyo Kaaliyaha Madaxa Macaallimiinta ee Dugsigaasi marnaba ma aysan beeninin in sababta shaqada loogu diiday tahay iyadoo gabadha asalkeeda Somali yahay (did not deny that the reason was her Somali heritage).

- Advertisement -

Dabayaqaaqadii Bishii November ee sanadkii hore, Dowladda Imaaraadka waxay dhaqan gelisay in la joojiyo in Fiisooyinka Socdaalka iyo Shaqada (Travel and work Visas) ee loo soo saaro Muwaadiniinta Soomaalida iyo kuwa 12 waddan oo badankooda Muslimiin ah (The United Arab Emirates (UAE) has suspended issuing travel and work visas for citizens of 13 mostly Muslim-majority countries).

Khilaafka labada dal ayaa ka sii daray labadii bilood ee ugu dambaysay, kadib, markii ay Dowladda Federalka ku eedeeysay Imaaraadka inay dhiirigelinayaan qorshe Afgembi ka dhan ah  Madaxweyne Farmaajo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts