HomeWararMaxkamadda Ciidamada oo Maanta xukun adeg riday

Maxkamadda Ciidamada oo Maanta xukun adeg riday

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maxamed Cusmaan Maxamed Xasan ayaa loo haystaa kamid ahaanshiyaha Alshabaab oo uu kaga biiray Galgaduud 2013 iyo in uu u qaabilsanaa Faafinta fikirka Al-shabaab. Billowgii March ayay ku soo wareejiyeen hey’adaha Baarista Xafiiska Xeer Ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida , xilligaas oo ay Xeer Ilaalinta ka Codsatay Garsoorka in loo gudbiyo Xabsiga Dhexe Garsuge-ahaan. Maxamed Cusmaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxamed Cusmaan Maxamed Xasan ayaa loo haystaa kamid ahaanshiyaha Alshabaab oo uu kaga biiray Galgaduud 2013 iyo in uu u qaabilsanaa Faafinta fikirka Al-shabaab.

Billowgii March ayay ku soo wareejiyeen hey’adaha Baarista Xafiiska Xeer Ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida , xilligaas oo ay Xeer Ilaalinta ka Codsatay Garsoorka in loo gudbiyo Xabsiga Dhexe Garsuge-ahaan.

- Advertisement -

Maxamed Cusmaan ayaa dhalinyarada Alshabaab ee ku sugnaa CeelGaras iyo CeelBuur u fasiri Diinta Islaamka isaga oo ugu adeegayo fulinta Qorshayaasha Alshabaab, dhowr jeer oo hore ayuu yimid Muqdisho, waxa uuna u sheegay Garsoorayaasha in xilligaasi uu la wadaagi jiray Al-shabaab dhaq-dhaqaaqyada Muqdisho iyo la wadaagidda wararka la xiriira Gobalka ee ay baahiyahaan Idaacado ku yaal Caasimadda.

Xafiiska Xeer Ilaalinta ayaa soo codsaday in la muddeeyo dhageysiga dacwadda ka dhanka ah Maxamed Hiiraan Bartimaha Bishii ina dhaaftay.

Maanta ayay Maxkamadda Go’aan ka soo saartay waxa ayna Maxkamadda Ciidamada ku xukuntay SIDEED SANO oo xabsi Ciidan ah, sida dhinacyada uu u sheegay Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad Ee Ciidamada Qalabka Sida.

- Advertisement -

Xukunsahaya ayaa haysta Fursad uu ku dulban karo Rafcaan Sodon Cisha gudahood.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts