HomeWararMahdi Guuleed oo Maanta kulan la qaatay Safiirka Shiinaha ee Somalia

Mahdi Guuleed oo Maanta kulan la qaatay Safiirka Shiinaha ee Somalia

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa Maanta kulan la qaatay Safiirka u fadhiya Soomaaliya Danjire Qin Jian. Kulanka dhexmaray Mahdi Guuleed iyo Safiir Qin Jian ayaa waxaa looga wada hadlay Arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin xoojinta xiriirka wanaagsan ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha. Sidoo kale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa Maanta kulan la qaatay Safiirka u fadhiya Soomaaliya Danjire Qin Jian.

Kulanka dhexmaray Mahdi Guuleed iyo Safiir Qin Jian ayaa waxaa looga wada hadlay Arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin xoojinta xiriirka wanaagsan ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha.

- Advertisement -

Sidoo kale inta uu kulanka ayaa waxaa looga arrinsaday xiriirka labada ee dhinacyada Waxbarashada, Dhaqaalaha, Arrimaha Bani’aadminimada Iskaashiga dhanka amniga iyo la tacaalidda Cudurka halista ah ee COVID-19

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya ee xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa dowladda Shiinaha uga mahadceliyay taageerida ay kala duwan ay siiso dowladda Federaalka.

Dowladda Shiinaha ayaa dhawaan Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka soo gaarsiisay tallaalka looga hortego Cudurka halista ah ee COVID-19 oo soo saartay, kaasi oo ay ku wareejisay Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts