HomeWararRa’iisul Wasaare Rooble iyo Madaxweynaha Galmudug oo hadda kulan u socdo

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Madaxweynaha Galmudug oo hadda kulan u socdo

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Maxadaweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa hadda waxaa u socda kulan xasaasi. Warar hoose oo aan helnay ayaa sheegaya in labada mas’uul uu hadda u socdo kulan gaar ah oo ay kaga hadlayaan arrimo ku saaabsan Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir oo  dhawaan Dowladda Fedreraalka […]

- Advertisement -

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Maxadaweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa hadda waxaa u socda kulan xasaasi.
Warar hoose oo aan helnay ayaa sheegaya in labada mas’uul uu hadda u socdo kulan gaar ah oo ay kaga hadlayaan arrimo ku saaabsan Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir oo  dhawaan Dowladda Fedreraalka ay xilka ka qaadday.
kulanka ayaa yimid saacado kaddib markii qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho caawa laga dareemay dhaq dhaqaaqyo ciidan, kadib markii Taliyihii booliska Gobolka Banaadir Saadaq John uu fiidnimadii caawa degay xarunta Shiirkole.
waxaana soo baxayay warar shegayay in ay macquul tahay in Dowladdu ay weerarto Saadaq John oo haatan la sheegayo in uu wato Ciidan farabadan, kuwaasi la sheegayo in ay ku sugan yihiin xarunta Shiirkole, waxaana xusid mudan in Dowladdu ay Caawa Ciidamo farabadan gaysay xaafado ka tirsan Degmada Hodan.

Latest stories