HomeWararWafdi ka socday dalka Zambia oo Maanta gaaray Magaalada Hargeysa

Wafdi ka socday dalka Zambia oo Maanta gaaray Magaalada Hargeysa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wafdi ka socday dowladda Zambia oo uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda  Cadaaladda dalkaas Gavin Lubinda ayaa duhurnimadii Maanta gaaray Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland. Wafdiga Wasiir  Gavin Lubinda oo uu kamid ahaa La-taliyaha gaarka ah ee Madaxweynaha Zambia ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ee Hargeysa kusoo dhaweeyay Wasiir ku-xigeenka ahna ku simaha Wasiirka  Arrimaha dibadda Somaliland Liibaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdi ka socday dowladda Zambia oo uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda  Cadaaladda dalkaas Gavin Lubinda ayaa duhurnimadii Maanta gaaray Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland.

Wafdiga Wasiir  Gavin Lubinda oo uu kamid ahaa La-taliyaha gaarka ah ee Madaxweynaha Zambia ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ee Hargeysa kusoo dhaweeyay Wasiir ku-xigeenka ahna ku simaha Wasiirka  Arrimaha dibadda Somaliland Liibaan Yuusuf Cismaan.

- Advertisement -

Intaas kadib ayaa waxaa wafdiga loo gabiyay dhinaca Xarunta Madaxtooyada, iyagoona kulan gaar ah oo looga hadlayo Arrimo kala duwan la leh Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Wasiir  Gavin Lubinda iyo La-taliyaha gaarka ah ee Madaxweynaha Zambia ayaa kulamo kale la qaadan doona sida uu qorshahu yahay Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Somaliland, waxaana la sheegay in ujeedka wafdiga uu yahay xoojinta xiriirka labada dhinac.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts