HomeWararDowladda Soomaaliya oo ka qayb gashay shir Caalami ah

Dowladda Soomaaliya oo ka qayb gashay shir Caalami ah

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomalaiya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa aaladda fogaan aragga uga qeyb galay shirka sanadlaha ah ee IMF iyo Bangiga Adduunka, kaasi oo ay si gaar ah kulamo u yeesheen Wasiirada Maaliyadda ee dalalka Afrika. “Iyada oo lagu guda jiro shirka sanadlaha ah ee IMF iyo Bangiga Adduunka ayaa maanta waxaa inoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomalaiya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa aaladda fogaan aragga uga qeyb galay shirka sanadlaha ah ee IMF iyo Bangiga Adduunka, kaasi oo ay si gaar ah kulamo u yeesheen Wasiirada Maaliyadda ee dalalka Afrika.

“Iyada oo lagu guda jiro shirka sanadlaha ah ee IMF iyo Bangiga Adduunka ayaa maanta waxaa inoo suuro gashay qeyb kamid ah Wasiirada Maaliyadda dalalka Afrika in ay si gaar ah u shiraan” ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya.

- Advertisement -

Wasiir Beyle ayaa mar uu ka hadlayay xaaladda dhaqaale ee dalka ayaa yiri “Waxa aan wasiirada la wadaagay warbixin ku saabsan dadaalladii Dowladda Soomaaliya ee dhaqaalaha dalka, dib-u-habeynta maaliyadda iyo sare ugu qaadidda Dakhliga gudaha. Sidoo kale waxa aan ka warbixiyay qaabka ay Dowladdu uga falcelisay la tacaalidda COVID-19

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts