HomeWararDowladda Somalia oo taageertay tallaabo uu qaaday Boqorka Urdun

Dowladda Somalia oo taageertay tallaabo uu qaaday Boqorka Urdun

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa taageero u muujisay Boqorka Urdun boqor Cabdalla Bin Xuseen, kadib tallaabada lagu xiray walaalkii Amiir Xamza bin Xuseen oo eedeyn loo jeediyay. Boqorka Urdun boqor Cabdalla Bin Xuseen ayaa xiray walaalkiis oo lagu eedeeyay in uu qalalaase iyo qas ka abuuri rabay dalkaas, Qoraal lasoo dhigay barta Twitter-ka Wasaraadda Arrimaha dibadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa taageero u muujisay Boqorka Urdun boqor Cabdalla Bin Xuseen, kadib tallaabada lagu xiray walaalkii Amiir Xamza bin Xuseen oo eedeyn loo jeediyay.

Boqorka Urdun boqor Cabdalla Bin Xuseen ayaa xiray walaalkiis oo lagu eedeeyay in uu qalalaase iyo qas ka abuuri rabay dalkaas,

- Advertisement -

Qoraal lasoo dhigay barta Twitter-ka Wasaraadda Arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka ee xil-gaarsiinta ah ayaa waxaa lagu taageeray Go’aanka uu qaatay boqor Cabdalla Bin Xuseen.

“Soomaaliya waxay taageereysa dhammaan tallaabooyinka iyo go’aanada uu qaaday boqor Cabdalla Bin Xuseen ee lagu xaqiijinayo amniga iyo xasiloonida boqortooyada” ayaa lagu yiri Qoraalka Wasaaradda.

Amiirka ayaa goor sii horraysay waxa uu shaaciyay laba muuqaal oo uu u soo diray warbaahinta, kuwaas oo uu ku andacoonayo in xabsi guri la galilyay, wuxuu ku eedeeyay madaxda Urdun musuq maasuq iyo maamul xumo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts