HomeWararMadasha Badbaado Qaran oo Farmaajo ku Eedeysay inuu dayacay Ciidamada

Madasha Badbaado Qaran oo Farmaajo ku Eedeysay inuu dayacay Ciidamada

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madasha Badbaado Qaran oo ku mideysan yihiin Puntland, Jubbaland, Midowga Musharaxiinta iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa War kasoo saartay weerarkii Al-shabaab shalay ay ku qaadeen degmada Awdheegle iyo deegaanka Bariire ee Sh/Hoose. War-saxaafadeed kasoo baxay Madasha ayaa waxaa marka hore lagu boggaadiyay Ciidanka Xoogga dalka ee iska difaacay weerarkii kaga yimid dhinaca Al-shabaab, iyagoona tacsi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madasha Badbaado Qaran oo ku mideysan yihiin Puntland, Jubbaland, Midowga Musharaxiinta iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa War kasoo saartay weerarkii Al-shabaab shalay ay ku qaadeen degmada Awdheegle iyo deegaanka Bariire ee Sh/Hoose.

War-saxaafadeed kasoo baxay Madasha ayaa waxaa marka hore lagu boggaadiyay Ciidanka Xoogga dalka ee iska difaacay weerarkii kaga yimid dhinaca Al-shabaab, iyagoona tacsi u diray qoysaska ay ka geeriyoodeen Askarta ku dhimatay weerarka.

- Advertisement -

Madasha Badbaado Qaran ayaa Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ku eedeysay inuu dayacay Ciidanka ku sugan furimaha hore ee dagaalka, isla markaana Ciidankii ku sugnaa Saldhigyadii shalay la weeraray uu u soo daad-gureeyay Muqdisho.

Sidoo kale Madasha ayaa Farmaajo ku eedeeysay in hubkii loogu tala-galay in lagula dagaalamayo Al-shabaab uu u wareejiyay Gobolka Gedo, si deegaanadaas looga huriyo Colaad, sidoo kalena ayna ay dayacan yihiin Hay’addihii Sirdoonka Qaranka.

Madasha Badbaado Qaran oo ku mideysan yihiin Puntland, Jubbaland, Midowga Musharaxiinta iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa ku baaqday in Ciidanka Qaranka laga saaro loolanka siyaasadda, si ay u gutaan waajibaadkooda Qaranka, una helaan taageero.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Madasha Badbaado Qaran.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts