HomeCaalamkaRa’iisal wasaarihii hore ee Masar oo geeriyooday

Ra’iisal wasaarihii hore ee Masar oo geeriyooday

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Ra’iisal wasaarihii hore ee Masar Dr kamaal al-Jansuuri ayaa maanta ku geeriyooday isbitaal ku yaal caasimadda dalkaas ee Qaahira.

Ra’iisal wasaaraha ayaa u geeriyooday xanuun uu qabay muddadii u danbeysay, isagoo 88 jir ah sida ay sheegtay warbaahinta Masar.

- Advertisement -

Al-Jansuuri ayaa xilka ra’iisal wasaarinimo ee dalka Masar soo qabtay laba jeer oo kala ahaa 1996 ilaa 1999 iyo 2011 ilaa 2012.

Madaxweynaha Masar Cabdifataax al-Siisii ayaa ka tacsiyeey geerida ra’iisala wasaaaraha, isagoo ku amaanay howlihii uu soo qabtay intuu hoggaanka dalkaas ka mid ahaa.

Latest stories