HomeCaalamkaMadaxweyne aan weli xilka loo dhaarin oo afgembi ka badbaaday

Madaxweyne aan weli xilka loo dhaarin oo afgembi ka badbaaday

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ciidamada ilaalada Madaxweynaha Niger ayaa ku guuldareystay inay fashiliyaan isku day afgembi oo xilka looga tuuri rabay madaxweynaha dhawaan ku guuleystay doorashada ee Niger saacado ka hor inta aan xilka loo caleemo saarin halka la xiray ciidamadii ku lugta lahaa falalkaas, sida ay baahisay wakaaladda wararka ee AFP oo soo xiganeyso ilo wareedyo ka tirsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada ilaalada Madaxweynaha Niger ayaa ku guuldareystay inay fashiliyaan isku day afgembi oo xilka looga tuuri rabay madaxweynaha dhawaan ku guuleystay doorashada ee Niger saacado ka hor inta aan xilka loo caleemo saarin halka la xiray ciidamadii ku lugta lahaa falalkaas, sida ay baahisay wakaaladda wararka ee AFP oo soo xiganeyso ilo wareedyo ka tirsan laamaha amniga.

Rasaas xooggan ayaa saaka laga maqlay agagaarka madaxtooyada Niger.

- Advertisement -

Balse ma jiro wax ah oo kasoo baxay dhinaca dowladda oo ku saabsan isku dayga afgembi.

Niger waxaa sare u kacay weerarada ay fuliyaan maleeshiyaadka iyo sidoo kale xiisad siyaasadeed oo ka dhalatay kadib markii lagu dhawaaqy Maxamed Bazoum in uu ku guuleystay doorashada madaxtinimada bishii Febraayo.

Mahamane Ousmane oo ahaa madaxweynihii hore ee Niger oo ku guuldareystay doorashada ayaa diiday in uu aqbalo natiijada isla markaana wuxuu ku gacan seyray go’aan maxkamad ku taalla dalkaas ay ku ayidday guushii Maxamed Bazoum.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts