HomeCaalamkaDalka Faransiiska oo markii Seddexaad Bandow galaya

Dalka Faransiiska oo markii Seddexaad Bandow galaya

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa xayiraad hor leh ku soo rogay dalkaas mudo afar todobaad ah oo ka bilaabmaysa Sabtida. Hadal uu ka jeediyey telefishanka ayuu madaxweynuhu go’aanka ku shaaciyey waxaanu sheegay in la xidhi doono suuqyada waaweyn iyo iskulladaba. Waa markii seddexaad oo muddo laba sano gudahood dalka Faransiiska xayiraado lagu soo rogo, kadib […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa xayiraad hor leh ku soo rogay dalkaas mudo afar todobaad ah oo ka bilaabmaysa Sabtida. Hadal uu ka jeediyey telefishanka ayuu madaxweynuhu go’aanka ku shaaciyey waxaanu sheegay in la xidhi doono suuqyada waaweyn iyo iskulladaba.

Waa markii seddexaad oo muddo laba sano gudahood dalka Faransiiska xayiraado lagu soo rogo, kadib markii cudurka safmarka uu saameyn ba’an u geystay dalkaasi.

- Advertisement -

Madaxweyne Emmanuel Macron ayaa waxaa uu sheegay in waxbarashada lagu qaadan doono qaab online ah laga bilaabo isbuuca soo socda.

Wuxuu sheegay inuu ogyahay saameynta ka dhalan karta in isbeddelo lagu sameeyo jedwalka waxbarashada, laakiin wuxuu sheegay inay tahay talaabada kaliya ee lagu dammaanad qaadi karo badqabka caafimaad ee caruurta.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts