HomeWararWasaaradda Caafimaadka oo shaacisay kiisas cusub Covid19

Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay kiisas cusub Covid19

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay kiisas hor leh oo ku aaddan caabuqa Covid19, waxaana 24-kii saac ee ugu dambaysay laga baaray caabuqa COVID-19 guud ahaan wadanka 1010 qof. Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Soomaaliya waxaa ay sheegtay in xanuunka laga helay 106 qof, waxaana jiro kiisas dhimasho ah oo kuwwasi oo laga diiwaan galiyay Gobolkani Banaadir iyo Gobolada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay kiisas hor leh oo ku aaddan caabuqa Covid19, waxaana 24-kii saac ee ugu dambaysay laga baaray caabuqa COVID-19 guud ahaan wadanka 1010 qof.

Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Soomaaliya waxaa ay sheegtay in xanuunka laga helay 106 qof, waxaana jiro kiisas dhimasho ah oo kuwwasi oo laga diiwaan galiyay Gobolkani Banaadir iyo Gobolada dalka.

- Advertisement -

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1010

o Laga Helay: 106

o Somaliland: 41

- Advertisement -

o Puntland: 37

o Banadir: 9

o Hirshabelle: 7

o Jubbaland: 6

o Galmudug: 6

o Lab: 58

o Dhedig: 48

o Dhimasho: 8 (Somliland:6, Banadir:1, Puntland:1)

o Bogsashada: 24

Tirada Guud ee Laga Helay: 11,398

Bogsashada Guud: 4,819

Dhimashada Guud: 529

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts