HomeWararKulankii Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka oo la baajiyay

Kulankii Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka oo la baajiyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday Farmaajo, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta, Madaxweyneyaasha maamulada taageersan dowladda iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa xalay kulan ku yeeshay Xarunta Madaxtooyada. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay kulankii labadii maalin ee lasoo dhaafay dhexmaray Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada dalka iyo Arrimihii dhinacyada ay isla afgarteen, kuwaasi oo ku aadan khilaafka doorashada. Madaxweyne Qoorqoor, Guudlaawe […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday Farmaajo, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta, Madaxweyneyaasha maamulada taageersan dowladda iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa xalay kulan ku yeeshay Xarunta Madaxtooyada.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay kulankii labadii maalin ee lasoo dhaafay dhexmaray Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada dalka iyo Arrimihii dhinacyada ay isla afgarteen, kuwaasi oo ku aadan khilaafka doorashada.

- Advertisement -

Madaxweyne Qoorqoor, Guudlaawe iyo Lafta-gareen ayaa Farmaajo la wadaagay wixii ay isla soo gaareen Madaxda maamulada iyo sidii uu furmi lahaa Shirka guud ee Madaxda dowladda iyo maamul Goboleedyada ee ka dhacaya Teendhada Afisyooni.

Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ayaa sheegaya in saddexda Madaxweyne maamul ay arrimaha kala hadleen Farmaajo ka mid tahay arrinta muddo kordhinta ee laga shaki qabo in Xildhibaanada Golaha Shacabka ku dhaqaaqaan.

Inta uu socdeen shirar ay yeesheen Madaxda maamul Goboleedyada ay isla meel dhigeen shuruudaha qaar ee horay Madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbaland ku xireen ka qeyb galka shirka looga hadlayo Arrimaha doorashada.

- Advertisement -

Kulanka dhexmaray dhinacyada ayaa waxaa uu kusoo aadaya, iyada oo is faham laga gaaray shirar dhexmaray dhammaan Madaxda dowlad Goboleedyada, sidoo kalena Madaxda saddexda maamul ay wadaan dadaal lagu xalinayo khilaafka doorashada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts