HomeWararBeesha Caalamka oo Digniin u dirtay Guddoomiye Maxamed Mursal

Beesha Caalamka oo Digniin u dirtay Guddoomiye Maxamed Mursal

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wakiilada Beesha Caalamka ee Midowga Yurub, Mareykanka, UK iyo Wakiilka Qaramada Midoobey ayaa saacadihii lasoo dhaafay wada-hadal qadka Teleefoonka kula yeeshay Guddoomiyaha Golaha Shacabka  Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan. Wakiilada Beesha Caalamka ayaa Guddoomiye Maxamed Mursal kala hadlay arrimaha la hadal haayo ee muddo kordhinta oo ay Xildhibaanada Golaha Shacabka ku doonayaan sida la sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wakiilada Beesha Caalamka ee Midowga Yurub, Mareykanka, UK iyo Wakiilka Qaramada Midoobey ayaa saacadihii lasoo dhaafay wada-hadal qadka Teleefoonka kula yeeshay Guddoomiyaha Golaha Shacabka  Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.

Wakiilada Beesha Caalamka ayaa Guddoomiye Maxamed Mursal kala hadlay arrimaha la hadal haayo ee muddo kordhinta oo ay Xildhibaanada Golaha Shacabka ku doonayaan sida la sheegay in muddo kordhin u sameeyaan Hay’addaha dowladda iyo Farmaajo.

- Advertisement -

Beesha Caalamka ayaa Guddoomiye Mursal u sheegtay in haddii go’aankaas uu qaato Golaha ay noqon doonto mid wiiqeysa xasilloonida dalka iyo dadaaladii socday, waxaana ay u sheegeen in aan la aqbali doonin muddo kordhin.

Ilo ku dhow dhow Xerada Xalane ayaa laga soo xigtay in Beesha Caalamka ay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ay sidoo akle u sheegeen in aysan heli doonin taageerada Beesha Caalamka, taas bedelkeed ah lagula xisaabtami doono Guddoonka.

Kulankii Maanta ay yeelan lahaayeen Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa baaqday, kadib cadaadis Beesha Caalamka uga yimid Guddoomiye Mursal iyo Farmaajo, waxaana kulankaas loo dhigay maalinta Arbacada, iyadoona laga shaki qabo arrinta muddo kordhinta.

- Advertisement -

Xildhibaano ka tirsan Golaha ayaa tilmaamay in Guddoomiye Mursal uu Guddi Xildhibaano ah u sheegay inuu muddo kordhin u sameeynayo Madaxweyne Farmaajo, isla markaana uu fashilmay heshiiskii 17-kii September lagu gaaray Muqdisho.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts