HomeWararGuudlaawe oo James Swan kala hadlay xaalado kusoo wajahan Hirshabeelle

Guudlaawe oo James Swan kala hadlay xaalado kusoo wajahan Hirshabeelle

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan. Kulanka dhexmaray labada dhinac ayaa waxaa looga hadlay Arrimaha doorashada dalka ka dhacaya gaar ahaan muhiimada ay leedahay in Is-faham laga gaaro khilaafka hareeyay qabsoomida doorashada. Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Hirshabeelle […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan.

Kulanka dhexmaray labada dhinac ayaa waxaa looga hadlay Arrimaha doorashada dalka ka dhacaya gaar ahaan muhiimada ay leedahay in Is-faham laga gaaro khilaafka hareeyay qabsoomida doorashada.

- Advertisement -

Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Hirshabeelle ayaa waxaa ay lagu sheegay in kulanka Guudlaawe iyo James Swan looga hadlay xaaladihii ugu dambeeyay deegaanada Hirshabeelle gaar ahaan Arrimaha Fatahaada, maadaama laguda-galayo xili roobaadka.

Warar la helayo ayaa sheegaya in Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan uu balan qaaday in QM ay Hirshabeelle ka taageeri doonto dhinacyo kala duwan oo ku aadan Arrimaha horumarinta Maamulka.

“Kulankaan ayaa aad looga hadlay Arrimaha Doorashooyinka gaar ahaan muhiimada ay leedahay  in isfaham buuxa laga gaaro qabsoomida Doorashoooyinka lagu wada qanacsanyahay.Sidoo kale Kulankan waxaa looga hadlay Xaaladaha Guud ee Hirshabeelle gaar ahaan fatahaadaha maadaama laguda galayo xili roobaadka ayaa lagu yiri Qoraalka.

- Advertisement -

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa maalmihii lasoo dhaafay Caasimadda dalka ka waday kulamo kala duwan oo uu la qaadanayay Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada oo ku sugan Magaalada Muqdisho.

Latest stories