HomeWararShirka Wadatashiga Doorashooyinka oo furmay iyo Maamul Goboleedyo ka maqan

Shirka Wadatashiga Doorashooyinka oo furmay iyo Maamul Goboleedyo ka maqan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa maanta si rasmi ah u furmay  Wajigii 2aad ee Shirkii Wadatashiga Doorashooyinka ee heer Wasiir, waxaana uu ka socdaa Hotelka Decala ee Garoonka Aadan cadde ee Magaalada Muqdisho. Guddiga ayaa kala matalyay Maamul Goboleedyada dalka iyo Dowladda federaalka Soomaaliya, waxaana horay u magacabaay Ra’iisul Wasaare maxamed Xusueen Rooble, Shirkan waxaa ka maqan Dowlad Goboleedyada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa maanta si rasmi ah u furmay  Wajigii 2aad ee Shirkii Wadatashiga Doorashooyinka ee heer Wasiir, waxaana uu ka socdaa Hotelka Decala ee Garoonka Aadan cadde ee Magaalada Muqdisho.

Guddiga ayaa kala matalyay Maamul Goboleedyada dalka iyo Dowladda federaalka Soomaaliya, waxaana horay u magacabaay Ra’iisul Wasaare maxamed Xusueen Rooble, Shirkan waxaa ka maqan Dowlad Goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo Galmudug.

- Advertisement -

Wajigii 1aad ee Shirkan ayaa horay uga dhacay Baydhabo,  iyadoona Shirkaasi lagu gaaray go’aamo Masiiri ah.

Lama oga sabaha ay uga maqan yihiin shirka Xubnihii ay ku lahaayeen Maamul Goboleedyada aan qaybta ka ahayn Guddiga ku shiraya Hoteel Decale ee Magaalada Muqdisho.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts