HomeWararAmiirka Qatar oo ka hadlay geerida Madaxweynihii hore ee Soomaaliya

Amiirka Qatar oo ka hadlay geerida Madaxweynihii hore ee Soomaaliya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Amiirka Dalka Qatar, Sheekh Tamiim bin Xamad ayaa uga tacsiyeey Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo geerida ku timid Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo ku geeriyooday dalka Kenya. Bayaan ka soo baxay xafiisaka Amiirka Qatar ayaa lagu sheegay in Amiirka Qatar uu murugada la qeybsanayo qoyski uu ka baxay marxumka iyo shacabka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Amiirka Dalka Qatar, Sheekh Tamiim bin Xamad ayaa uga tacsiyeey Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo geerida ku timid Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo ku geeriyooday dalka Kenya.

Bayaan ka soo baxay xafiisaka Amiirka Qatar ayaa lagu sheegay in Amiirka Qatar uu murugada la qeybsanayo qoyski uu ka baxay marxumka iyo shacabka Soomaaliyeed, isagoo Alle uga baryay inuu Janada ka waraabiyo.

- Advertisement -

Sidoo kale, waxaa dhambaal tacsi ah usoo diray Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo amiir ku-xigeenka dalka Qatar Sheekh Cabdullaahi bin Xamad .

Dhanka kale,  Ra’iisal Wasaaraha Qatar, Mudane Sheekh Khaalid bin Khaliifa ayaa uga tacsiyeeyay  dhiggiisa Soomaaliya mudane Maxamed Xusen Rooble geerida naxdinta leh ee ku timid Madaxweynihii hore Cali Mahdi Maxamed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts