HomeCaalamkaMaxkamad lasoo taagay Haweeney Soomaali ah oo gabdhaheeda ku sameysay Gudniinka Fircooniga

Maxkamad lasoo taagay Haweeney Soomaali ah oo gabdhaheeda ku sameysay Gudniinka Fircooniga

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Maxkamad ku taalla magaalladda KUWIINISLAND  ee dalka Australia waxaa la soo taagay Haweeney Soomaali oo lagu eedeynayo in ay  2 gabdho oo ay dhashay ay bishii April ee sannadkii 2015-kii u soo kaxeysay Somalia, si loogu sameeyo Gudniinka Fircooniga ee FGM. Haweeneydaasi oo aan magaceeda la shaacinin sababo dhinaca Sharciga waxay beenisay inay Carruurteeda dalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamad ku taalla magaalladda KUWIINISLAND  ee dalka Australia waxaa la soo taagay Haweeney Soomaali oo lagu eedeynayo in ay  2 gabdho oo ay dhashay ay bishii April ee sannadkii 2015-kii u soo kaxeysay Somalia, si loogu sameeyo Gudniinka Fircooniga ee FGM.

Haweeneydaasi oo aan magaceeda la shaacinin sababo dhinaca Sharciga waxay beenisay inay Carruurteeda dalka Australia uga soo dhoofisay si gudniin loogu soo sameeyo.

- Advertisement -

Warbaahinta dalkaasi oo soo xigtay qoraal ka soo baxay Maxkamadda ayaa sheegtay in labada gabdhood markii ay dib ugu soo laabteen dalka Australia inay Boliska u sheegeen inay wax dhaceen, markaas kadibna loo gudbiyey Dhakhtar, kaasi oo soo xaqiijiyey in gabdhahaasi lagu soo sameeyey Gudniinka FGM, oo mamnuuc ka ah dalka Australia iyo dalalka kale aan Muslimka ahayn.

Dhinaca kale, Maxkmadda ayaa la filayaa inay dhegeystaan 10 Markhaati, waxayna dhageydsiga dacwadaasi  la soo geba-gebeyn doonaa horaanta isbuuca soo socda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts