HomeCaalamkaSawirro:-Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo ka wada hadlay dilalka Soomaalida loo geysto

Sawirro:-Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo ka wada hadlay dilalka Soomaalida loo geysto

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad oo ku sugan Magalada Adis Ababa ee Caasimadda Itoobiya ayaa kulan gaar ah waxa uu la qaatay Dhiggiisa dalka Koonfur afrika Ms Lindiwe_Sisulu Kulanka ayaa waxa ay  uga wada hadleen xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed,iyo iskaashi dhinac walba leh ee labada dal ay wada yeeshaan. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad oo ku sugan Magalada Adis Ababa ee Caasimadda Itoobiya ayaa kulan gaar ah waxa uu la qaatay Dhiggiisa dalka Koonfur afrika Ms Lindiwe_Sisulu

Kulanka ayaa waxa ay  uga wada hadleen xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed,iyo iskaashi dhinac walba leh ee labada dal ay wada yeeshaan.

- Advertisement -

Warar ay heshay Idaacadda Dalsan ayaa waxa ay sheegayan in Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad Dhiggiisa dalka Koonfur afrika Ms Lindiwe_Sisulu ay ka wada hadleen dhibaatooyinka dilalka iyo boobka ah ee lagu haayo Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas.

Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ku sugan Soomaali farabadan,kuwaas oo Ganacsi ahaan u jooga,hayeeshee inta badan waxaa loo geystaa falal isugu jira dil dhaawac iyo in la boobo hantidooda,iyada oo dowladda Koonfur Afrika aysan waxba ka qaban.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts