HomeCaalamka(Warbixin) Maxay salka ku heysaa booqashada Uhuru Kenyatta ee dalka Eritrea?

(Warbixin) Maxay salka ku heysaa booqashada Uhuru Kenyatta ee dalka Eritrea?

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa la filayaa inuu maalinta Khamiista ee soo socota booqasho ku tago caasimadda dalka Eritrea ee Asmara, sida ay sheegeen Warbaahinta dalkaasi. Uhuru Kenyatta waxaa la filayaa inuu dhigiisa dalkaasi, Isaias Afewerki kala kala xaajoodo xiriirka labada dal, sidii Safaaradda Kenya looga furi lahaa caasimadda Eritrea ee Asmara iyo Dhacdooyinkii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa la filayaa inuu maalinta Khamiista ee soo socota booqasho ku tago caasimadda dalka Eritrea ee Asmara, sida ay sheegeen Warbaahinta dalkaasi.

Uhuru Kenyatta waxaa la filayaa inuu dhigiisa dalkaasi, Isaias Afewerki kala kala xaajoodo xiriirka labada dal, sidii Safaaradda Kenya looga furi lahaa caasimadda Eritrea ee Asmara iyo Dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee Arrimaha Gobalka.

- Advertisement -

Madaxweyne Uhuru Kenya waxa kale oo uu doonayaa inay Dowladda Eritrea ka taageeraan La-dagaalanka Alshabaab, iyadoo Dowladaha Kenya sheegtay inuu Xiriirka Eritrea aad muhiim ugu yahay La-dagaalanka Alshabaab, sida ay qoreen Warbaahinta Kenya.

Socdaalka uu Madaxweynaha Kenya ku tegi doono dalka Eritrea oo ah  tii labaad ee uu ku tago dalkaasi tan iyo sannadkii 1999-kii ayaa waxay ku soo beegantay weerarkii ay  Alshabaab bishan Janaayo 15-dii ku qaadeen Hotelka Dusit D2 ee Nairobi, oo ay 21 qof ku geeriyootay.

Si kastaba ha ahaatee Xiriirka Diplomaasiyadeed ee labada dal ayaa aad u xumaaday sannadkii 2011-kii, kadib, markii ay  Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Kenya ku eedeysay Dowladda Eritrea inay taageero Milliteri siiyaan Dagaalamayaasha Alshabaab, inkastoo ay Dowladda Eritrea si joogto ah u beenisay eedeymahaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts