HomeMaqalDhageyso:-Khasaaraha ka dhashay dab ka kacay Suuqa degmada Afgooye+Sawirro

Dhageyso:-Khasaaraha ka dhashay dab ka kacay Suuqa degmada Afgooye+Sawirro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xalay saqdii dhexe ayaa dab waxa uu ka kacay Suuq ku yaalla degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose,waxaana dabkaas uu geystay khasaaro hantiyadeed oo aad u farabadan. Dabka ayaa markii hore ka bilaawday qeybta Hilibka lagu iibiyo,waxana uu ku faafay qeybaha kale ee Suuqa,waxaana Ganacsatadu ay sheegeen in degmada afgooye aysan laheyn wax dam damis […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xalay saqdii dhexe ayaa dab waxa uu ka kacay Suuq ku yaalla degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose,waxaana dabkaas uu geystay khasaaro hantiyadeed oo aad u farabadan.

Dabka ayaa markii hore ka bilaawday qeybta Hilibka lagu iibiyo,waxana uu ku faafay qeybaha kale ee Suuqa,waxaana Ganacsatadu ay sheegeen in degmada afgooye aysan laheyn wax dam damis ah.

- Advertisement -

Mid ka mid ah Ganacsatada oo lagu Magacaabo Yacquub Shekh Cali ayaa waxa uu sheegay in dabka uu baabi’iyay laba Makiikada Salaad,Saddex Dukaan laba ka mid ah Xarumaha lagu iibiyo Qalabka electronic iyo Goobo kale.

Siweyn ayuu sheegay in isaga uu dabkaasi u saameeyay,isla markaana ay ka gubatay lacag gaareysa ilaa iyo $10,000 oo Dollar,waxaana uu sheegay in markii dambe uu yimid Gaari sidaasina dabkii lagu demiyay.

Dabkaan ka kacay Suuqa degmada afgooye ayaa kusoo aadaya xilli dhawaan Suuqa Bakaaraha xilli habeen ah uu dabka kacay iyo shalay Gelinkii dambe uu dab kale ka kacay Goobo Ganacsi oo ku yaalla inta u dhaxeysa Isgoysyada Banaadir iyo Soobe ee Magalada muqdisho.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga mid ka mid ah Ganacsatada Afgooye.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts