HomeWararSawirro:-Ra'iisul Wasaare Khayre oo Kormeer ku tegay Lix Wasaaradood

Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeer ku tegay Lix Wasaaradood

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeeray wasaaradaha Warfaafinta, kalluumaysiga, Haweenka, Ganansiga, Beeraha iyo Xannaanada Xoolaha. Ra’iisul wasaaraha oo kormeerka sameeyay subaxnimadii hore ee maanta ayaa tegay waaxyada ay ka koobanyihiin wasaaradaha, isaga oo shaqaalaha iyo agaasimayaasha ka xog-waraysatay hannaanka shaqooyinku ay u socdaan. Kormeerka oo qayb ka ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeeray wasaaradaha Warfaafinta, kalluumaysiga, Haweenka, Ganansiga, Beeraha iyo Xannaanada Xoolaha.

Ra’iisul wasaaraha oo kormeerka sameeyay subaxnimadii hore ee maanta ayaa tegay waaxyada ay ka koobanyihiin wasaaradaha, isaga oo shaqaalaha iyo agaasimayaasha ka xog-waraysatay hannaanka shaqooyinku ay u socdaan.

- Advertisement -

Kormeerka oo qayb ka ah hawlaha kor-joogteynta ee lagula socanayo shaqooyinka wasaaradaha xukuumadda iyo hey’adaha kale ee dawladda ayaa u jeedadiisu ahayd adkaynta isla xisaabtanka ku salaysan daah-furnaanta iyo hufnaanta.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts