HomeWararDhageyso:-Sheekh Kenyaawi oo ka hadlay muxaadaradii dadka ku dhaawacmeen

Dhageyso:-Sheekh Kenyaawi oo ka hadlay muxaadaradii dadka ku dhaawacmeen

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Sheekh Maxamed Sheekh ibraahim Kenyawi ayaa ka hadlay kulankii muxaadarada ahaa ee Galabta uu ku qaban lahaa Hoolka Sahal taas oo dib u dhacday kadib markii dad ka badan Hoolka ay goobta muxaadarada tageen. Isbuurashada dadka aawgeed ayaa Ciidamada ilaalada ka ah Hoolka Sahal rasaas ku fureen dadka Shacabka ah,waxana la xaqiijiyay in ilaa Saddex […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sheekh Maxamed Sheekh ibraahim Kenyawi ayaa ka hadlay kulankii muxaadarada ahaa ee Galabta uu ku qaban lahaa Hoolka Sahal taas oo dib u dhacday kadib markii dad ka badan Hoolka ay goobta muxaadarada tageen.

Isbuurashada dadka aawgeed ayaa Ciidamada ilaalada ka ah Hoolka Sahal rasaas ku fureen dadka Shacabka ah,waxana la xaqiijiyay in ilaa Saddex Ruux ay ku dhaawacmeen rasaastaas ay fureen ilaalada Hoolka Sahal.

- Advertisement -

Sheekh Maxamed Sheekh ibraahim Kenyawi ayaa sheegay in uu aad uga xun yahay in muxaadaradaas ay Galabta ka baaqato,isla markaana dadkii uu ugu talo galay dad ka badan ay goobta yimaadeen taas oo keentay in isbuurahso iyo buuq ay meesha ka dhacdo.

Waxa uu Alle uga baryay in uu caafimaad siiyo Saddex Gabdhood oo uu dhaawac soo gaaray,waxana uu sheegay in dhawaan,isaga oo kaashanaya Maamulka Gobolka Banaadir uu shaacin doono Goob ka weyn hoolka Sahal ee Muxaadaro lagu qabanayo.

Laga soo bilaabo Isgoyska Soobe ilaa Hoolka Sahal oo ku yaalla agagaarka Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ayaa waxaa Galabta buux dhaafiyay Boqolaal Ruux oo doonayay inay Muxaadaradaas dhageystaan,hayeeshee aysan u suurtagelin.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Shir Jaraa’id ee uu Qabtay Sheekh Maxamed Sheekh ibraahim Kenyawi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts