HomeWararSawirro:- Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Guddoonka Golaha Wakiillada

Sawirro:- Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Guddoonka Golaha Wakiillada

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa waxa ay kulan la yeesheen guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdixakiim Maxamed Axmed iyo labadiisa ku xigeen. Kulanka oo Saacado qaatay ayaa labada dhinac waxa ay uga wada hadleen masuuliyadaha iyo shaqooyinka hor yaalla Madaxweynaha Puntland iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa waxa ay kulan la yeesheen guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdixakiim Maxamed Axmed iyo labadiisa ku xigeen.

Kulanka oo Saacado qaatay ayaa labada dhinac waxa ay uga wada hadleen masuuliyadaha iyo shaqooyinka hor yaalla Madaxweynaha Puntland iyo guddoonka Cusub.

- Advertisement -

Madaxweynaha Cusub ee Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta waxaa uu kulan la qaatay Madaxweynihii hore ee Puntland Cabduweli Gaas iyo Saraakiisha laamaha Amniga Puntland.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts