HomeWararMadaxweynaha Puntland oo cadeeyay mowqifkiisa Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada

Madaxweynaha Puntland oo cadeeyay mowqifkiisa Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Cusub ee Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horeysay kadib doorashadiisii ka hadlay sida uu u arko Golaha Iskaashiga iyo dagaalka kala dhaxeeya Soomaaliland. Wareysi uu siiyay Tv-ga BBC-da ayuu sheegay in Maamulka  Puntland uu qeyb weyn ka qaadatay dhisida nidaamka federaalka,isla markaana Puntland waxkasto ay ku bixisay lana xoojin doono. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Cusub ee Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horeysay kadib doorashadiisii ka hadlay sida uu u arko Golaha Iskaashiga iyo dagaalka kala dhaxeeya Soomaaliland.

Wareysi uu siiyay Tv-ga BBC-da ayuu sheegay in Maamulka  Puntland uu qeyb weyn ka qaadatay dhisida nidaamka federaalka,isla markaana Puntland waxkasto ay ku bixisay lana xoojin doono.

- Advertisement -

Waxaa sidoo kale waxa laga weeydiiyay Madaxweyne Siciid Deni Golaha ay ku mideysan yihiin Dowlad Goboleedyada ee Iskaashiga,waxaana uu kusoo koobay in Dastuurka uu qabo inay Iskaashi sameystaan Dowlad goboleedyada si ay danahooda uga wada Shaqeeyaan.

Dhinaca kale waxa uu soo hadal qaaday dagaalka ama xiisada kala dhaxeysa Soomaaliland,waxana uu sheegay in Soomaaliland ay kusoo xadgudubtay deegaanada Puntland loogana baahan yahay inay deegaanadeeda dib ugu laabato.

Si kastaba in kastoo uusan ku dheeraan ka hadalka Golaha Iskaashiga ayaa hadana dad badan waxa ay siweedyiinayaan in uu ka mid noqon doono iyo in kale,waxana Golaha Iskaashiga oo khilaaf kala dhaxeeya Dowladda Federaalka hadda ka mid ah Madaxweynaha Galmudug Xaaf iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts