HomeMaqalDhageyso:-Gaas oo ka hadlay doorashadii looga guuleystay baaqna u diray Ciidamada Puntland

Dhageyso:-Gaas oo ka hadlay doorashadii looga guuleystay baaqna u diray Ciidamada Puntland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynihii hore dowlad Goboleedka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas oo shir Jaraa’id ku qabtay Magalada Garoowe ayaa ka hadlay doorashadaii shalay looga guuleystay,isaga oo farriin u dirtay Shacabka Puntland. Marka hore waxa uu u hambalyeeyay Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Cusub ee Puntland loo doortay,isaga oo sheegay in six or iyo xalaal ah ay ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii hore dowlad Goboleedka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas oo shir Jaraa’id ku qabtay Magalada Garoowe ayaa ka hadlay doorashadaii shalay looga guuleystay,isaga oo farriin u dirtay Shacabka Puntland.

Marka hore waxa uu u hambalyeeyay Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Cusub ee Puntland loo doortay,isaga oo sheegay in six or iyo xalaal ah ay ku dhacday doorashada,isla markaana dadka reer Puntland ay yihiin dad mid ah.

- Advertisement -

Ciidamada Qalabka sida ee Puntland ayuu ugu baaqay inay Shaqooyinkooda siiwaataan,isla markaana ay si adag u ilaaliyaan xaduudaha Dowlad Goboleedka Puntland.

Isaga oo sii hadlayay ayuu sheegay in uu sigaar ah ula Shaqeyn doono Madaxweynaha Cusub ee Puntland loo doortay,sidoo kalena uu tallooyin ku darsan doono,waxaana Shacabka iyo Ciidamada Puntland uu ugu baaqay inay midoobaan.

Waa shirkii Jaraa’’id ugu horeeyay ee uu qabtay Madaxweynihii hore ee Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas 24 Saac kadib markii looga adkaaya doorashada Madaxtinimo ee shalay ka dhacday Magalada Garoowe.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id ee Cabduweli Maxamed Cali Gaas.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts