HomeWararMusharixiin u gudbay wareega 2aad ee doorashada Madaxweyne ku xigeenka Puntland

Musharixiin u gudbay wareega 2aad ee doorashada Madaxweyne ku xigeenka Puntland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa Goordhow soo geba gaboobay wareega 1aad ee doorashada Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ay ku tartamayeen ilaa 11 Musharax,isla markaana ay ka tanaasuleen Saddex Musharax. Musharixiinta Wareega koobaad ku tartamay ayaa waxa ay kala ahaayeen 1: Cabdi Ibraahim Warsame (Qowdhan) 15 Cod 2: Cabdulaahi Cali Xirsi (Timacade) 12 Cod 3: Axmed Cilmi Cismaan Karaash […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Goordhow soo geba gaboobay wareega 1aad ee doorashada Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ay ku tartamayeen ilaa 11 Musharax,isla markaana ay ka tanaasuleen Saddex Musharax.

Musharixiinta Wareega koobaad ku tartamay ayaa waxa ay kala ahaayeen

- Advertisement -

1: Cabdi Ibraahim Warsame (Qowdhan) 15 Cod

2: Cabdulaahi Cali Xirsi (Timacade) 12 Cod

3: Axmed Cilmi Cismaan Karaash 24 Cod

- Advertisement -

4: Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar  Camey 17 Cod

5: Eng Maxamuud Axmed Xasan (Dhagaweyne) 1 Cod

6: Cabdiraxmaan Guuleed Cali 1 Cod

7: Cabdi Kariin Maxamed Xasan Gaalleef 1 Cod

8 : Cabdullaahi Sheekh Maxamed Sheekh Cumar. 1 Cod

Wareega labaad ee Doorashada Madaxweyne ku xigeenka Puntland waxaa u gudbay oo tartami doona musharixiinta kala ah.

1: Cabdi Ibraahim Warsame (Qowdhan) 15 Cod

2: Cabdulaahi Cali Xirsi (Timacade) 12 Cod

3: Axmed Cilmi Cismaan Karaash 24 Cod

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts