HomeWararSawirro:-24 Saac Gudahood Wafdi heer Caalami ah oo ka degay Magalada Hargeysa

Sawirro:-24 Saac Gudahood Wafdi heer Caalami ah oo ka degay Magalada Hargeysa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Amb. Mehmet Yilmaz oo ka socda dalka Turkiga oo booqasho ku tegay Magalada Hargeysa,iyaga oo halkaasi kulan ku yeeshay. Kulankan, ayaa lagaga wada hadlay xoojinta xiriirkaka wada-shaqayneed ee u dhexeeya Soomaaliland iyo Turkiga iyo ballaarinta mashaariicda horumarineed ee ay Turkigu ka wadaan gudaha dalka. waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Amb. Mehmet Yilmaz oo ka socda dalka Turkiga oo booqasho ku tegay Magalada Hargeysa,iyaga oo halkaasi kulan ku yeeshay.

Kulankan, ayaa lagaga wada hadlay xoojinta xiriirkaka wada-shaqayneed ee u dhexeeya Soomaaliland iyo Turkiga iyo ballaarinta mashaariicda horumarineed ee ay Turkigu ka wadaan gudaha dalka.

- Advertisement -

waxa kale oo kulanka lagu lafo guray qodobbo ay ka mid yihiin deeqaha waxbarasho ee Turkigu siiyo Somaliland sidii kor loogu qaadi lahaa. Waxaanu kulankaasi ku soo dhammaaday is fahan buuxa.

Kulanka waxa madaxweynaha ku wehelinaayey wasiirradda arrimaha dibeda iyo Horumarinta caafimaadka Soomaaliland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts