HomeMaqalDhageyso:-Jubbaland oo ka jawaabtay Cabasho kasoo yeertay Gaadiidleyda Kismaayo

Dhageyso:-Jubbaland oo ka jawaabtay Cabasho kasoo yeertay Gaadiidleyda Kismaayo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maalmihii la soo dhaafay waxaa Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ka taagneyd cabasho ka timid Gaadiidleyda kadib markii qiimaha shidaalka oo sare u kacay,taa soo keentay in Gaadiidleyda qaarkood ay banaanbax dhigaan. Gaadiidaleyda qaarkooda ayaa ka codsaday Dowlad Goboleedka Juballand inay wax qabtaan arrintaas laxiriirta qiimaha Shidaalka. Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Jubbaland Cabdi Nuur […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maalmihii la soo dhaafay waxaa Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ka taagneyd cabasho ka timid Gaadiidleyda kadib markii qiimaha shidaalka oo sare u kacay,taa soo keentay in Gaadiidleyda qaarkood ay banaanbax dhigaan.

Gaadiidaleyda qaarkooda ayaa ka codsaday Dowlad Goboleedka Juballand inay wax qabtaan arrintaas laxiriirta qiimaha Shidaalka.

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Jubbaland Cabdi Nuur Cali Aadan oo ka jawaabayay cabashada Gaadiidleyda ayaa sheegay in Wasaaraddu ay diyaarisay guddi arrintaasi dabagal ku sameeya,isla markaana lago ogaanayo waxa sababay qiima kororka ku yimid Shidaalka ee Magalada Kismaayo.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Jubbaland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts