HomeCaalamkaSawirro:-Xukuumadda Somalia oo bilaabeysa diiwaangelinta Ajaanibka ku sugan dalka

Sawirro:-Xukuumadda Somalia oo bilaabeysa diiwaangelinta Ajaanibka ku sugan dalka

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Agaasimaha guud ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo ay wehlinayaan madaxda waaxaha xariirka dibadda, Qorsheynta, Howlaha iyo lataliyaha sharciga ayaa maanta booqasho shaqo ku tagey xaruunta hay’adda Qaxootiga Qaranka. Maareeyaha hay’adda Qaxootiga Qaranka ayaa agaasimaha kusoo dhoweeyey xaruunta hay’adda, waxayna soo kormeereen qeybaha iyo xaafiisyada xaruunta. Agaasimaha guud ee HSJ iyo ayaa saraakiisha la socotey […]

- Advertisement -

Agaasimaha guud ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo ay wehlinayaan madaxda waaxaha xariirka dibadda, Qorsheynta, Howlaha iyo lataliyaha sharciga ayaa maanta booqasho shaqo ku tagey xaruunta hay’adda Qaxootiga Qaranka.

Maareeyaha hay’adda Qaxootiga Qaranka ayaa agaasimaha kusoo dhoweeyey xaruunta hay’adda, waxayna soo kormeereen qeybaha iyo xaafiisyada xaruunta. Agaasimaha guud ee HSJ iyo ayaa saraakiisha la socotey ayaa kulan la qaatey maareeyaha iyo howl-wadeenadiisa kale, waxaana laga wadahadley qaxootiga Soomaaliyeed ee dalka kusoo laabanaya iyo qaxootiga ajnabiga ah ee dalka jooga ama soo galaya.

- Advertisement -

Soomaaliya waxaa dib ugu soo gurya noqonaya muwaadiniin qaxooti ku ahaa caalamka, sidoo kale waxaa dalka ku sugan qaxooti isugu jira Yamaniyiin, Tanzanian, Ethiopian, Suuriyaan, iyo jinsiyado kale. Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda iyo hay’adda Qaxootiga Qaranka ayaa ku heshiiyey hab-raaca diiwangelinta ajaanibta qaxootiga ku ah dalka, iyo sidoo kale hababka soo celinta muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Latest stories