HomeCaalamkaDibadbaxyo weli ka socda dalka Sudan iyo Dhakhaatiirta oo shaqa-joojin sameeyay

Dibadbaxyo weli ka socda dalka Sudan iyo Dhakhaatiirta oo shaqa-joojin sameeyay

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Qeybo ka mid ah dalkaasi waxaa maalintii 6-aad ka socda Dibadbaxyadda looga soo horjeedo qiimaha Rootiga iyo Shidaalka oo la kordhiyey. Boliska waxay Dibadbaxayaasha u adeegsanayaan suntan dadka ka ilmeysiisa, rasaasta cinjirka iyo tubooyinka biyaha xooggan laga tuuro. Dhinaca kale, Ururka Dhakhaatiirta ee dalkaasi waxay ku dhawaaqeen inay maanta joojinayan Shaqada, iyagoo kaga cabanaya Sicirka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qeybo ka mid ah dalkaasi waxaa maalintii 6-aad ka socda Dibadbaxyadda looga soo horjeedo qiimaha Rootiga iyo Shidaalka oo la kordhiyey.

Boliska waxay Dibadbaxayaasha u adeegsanayaan suntan dadka ka ilmeysiisa, rasaasta cinjirka iyo tubooyinka biyaha xooggan laga tuuro.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Ururka Dhakhaatiirta ee dalkaasi waxay ku dhawaaqeen inay maanta joojinayan Shaqada, iyagoo kaga cabanaya Sicirka Rootiga iyo Shidaalka ee ay Dowladda korddhisay.

Hadal-qoraal oo ay Isbahaysiga Dhakhaatiirta dalkaasi soo saareen waxay ku sheegeen muddada uu socdo shaqo-joojintaasi inay sii wadi doonaan Hawlaha Gurmadka ee lagu daweynayo dadka ay dhibaataddu ka soo gaaraan Dibadbaxyadda.

Dhakhaatiirta waxay taageereen Dibadbaxyadda socda, waxayna ugu baaqeen Ururadda Shaqaalaha inay shaqooyinka joojiyaan maalinta Arbacadda ee soo socota.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts