HomeCaalamkaDhageyso:-Faah faahin qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

Dhageyso:-Faah faahin qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Waxaa socda baaritaano ku aadan sidii loo xaqiijin lahaa qaraxyadii Maanta ka dhacay Magalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Qaraxa 1aad ayaa waxa uu ka dhacay agagaarka Tiyaatarka Qaranka kasoo horjeedka Madxafka Qaranka,waxaana ku dhintay in ka badan 10 Ruux oo uu ku jiro Wariye Cawil Daahir Salaad oo kamid ahaa Wariyeyaasha Tv-ga Universal. Sidoo kale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa socda baaritaano ku aadan sidii loo xaqiijin lahaa qaraxyadii Maanta ka dhacay Magalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Qaraxa 1aad ayaa waxa uu ka dhacay agagaarka Tiyaatarka Qaranka kasoo horjeedka Madxafka Qaranka,waxaana ku dhintay in ka badan 10 Ruux oo uu ku jiro Wariye Cawil Daahir Salaad oo kamid ahaa Wariyeyaasha Tv-ga Universal.

- Advertisement -

Sidoo kale daqiiqado kaidb ayaa qarax labaad waxa uu ka dhacay agagaarka Taalada Daljirka Daahsoon ee degmada Boondheere,waxaana jira khasaaro ka dhashay qaraxaas,hayeeshee aan weli la ogeyn khasaaraha ka dhashay qaraxaas.

Laamaha Amniga Soomaaliya weli kama hadlin qaraxyada ka dhacay Magalada Muqdisho,waxana mas’uliyadda labada qarax sheegtay Al-Shabaab,iyaga oo sheegay inay ku dileen Saraakiil iyo askar.

Dhageysoo Goobjooge ka sheekeynaya qaraxa ka dhacay Agagaarka Tiyaatarka Qaranka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts