HomeWararYaa hoggaaminaya wareega 1aad doorashada Madaxweynaha K/Galbeed?

Yaa hoggaaminaya wareega 1aad doorashada Madaxweynaha K/Galbeed?

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magalada Baydhabo ayaa waxaa hataan ka socota doorashada Madaxwenaha Koonfur Galbeed oo ay ku tartamayaan 5 Musharax,kuwaas oo la doonayo in mid ka mid ah musharixiinta uu xlkaas ku guuleysto. Musharixiinta doorashada ku taramaya ayaa waxa ay kala yihiin. Aadan Maxamed Nuur Saransoor.  Xuseen Cismaan Xuseen  Ibraahim Macalin Nuunow Seyid Axmed Sheeikh Daahir Cabdicaziiz Xasan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magalada Baydhabo ayaa waxaa hataan ka socota doorashada Madaxwenaha Koonfur Galbeed oo ay ku tartamayaan 5 Musharax,kuwaas oo la doonayo in mid ka mid ah musharixiinta uu xlkaas ku guuleysto.

Musharixiinta doorashada ku taramaya ayaa waxa ay kala yihiin.

- Advertisement -

Aadan Maxamed Nuur Saransoor.

 Xuseen Cismaan Xuseen

 Ibraahim Macalin Nuunow

- Advertisement -

Seyid Axmed Sheeikh Daahir

Cabdicaziiz Xasan Maxamed Laftagareen

Tirinta Codadka ayaa weli socota waxaana haatan codadka ugu badan heysta Musharaxa Cabdicaziiz Xasan Maxamed Laftagareen,waxaana sidoo kale ku xiga musharaxa Aadan Maxamed Nuur Saransoor.

Weli natiijada lagama hordhici karo,hayeeshee Guddiga doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa laga sugayaa natiijada qofka ku guuleysta Xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts