HomeCaalamkaSomalia oo xubin ka noqonaysa Isbahaysi-gobaleed ay ku midoobi doonaan dalalka ku...

Somalia oo xubin ka noqonaysa Isbahaysi-gobaleed ay ku midoobi doonaan dalalka ku teedsan Badda Cas

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Warbaahinta dalka Sacuudiga ayaa sheegay inuu Boqor Salmaan Bin C/casiis Al-sacuud shalay Kulan la yeeshay Wasiiro Arrimo-dibadeedyo iyo Diplomaasiyiin ka kala socday dalalka Somalia, Jabuti, Masar, Sudan, Yemen iyo Urdun. Boqor Salmaan waxa uu Wafuudaasi u soo bandhigay Hindise lagu saxiixayo dhismaha Urur ay ku mideysan yihiin dalalka kaabiga ku haya Badda Cas, si loo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warbaahinta dalka Sacuudiga ayaa sheegay inuu Boqor Salmaan Bin C/casiis Al-sacuud shalay Kulan la yeeshay Wasiiro Arrimo-dibadeedyo iyo Diplomaasiyiin ka kala socday dalalka Somalia, Jabuti, Masar, Sudan, Yemen iyo Urdun.

Boqor Salmaan waxa uu Wafuudaasi u soo bandhigay Hindise lagu saxiixayo dhismaha Urur ay ku mideysan yihiin dalalka kaabiga ku haya Badda Cas, si loo xoojiyo Ammaanka Gobalka oo ku yaalla goob Istaraatijiyad muhiim leh, isla markaana looga hortago Khataraha quwadaha kale iyo in la badbaadiyo Maraakiibta Caalamiga ee isticmaala Badda Cas.

- Advertisement -

Kulankaasi waxaa ka qeyb galay  Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Axmed Ciise Cawad , Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee dalka Jabuuti, Max’ud Cali Yuusuf, Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Sudan, Al-dardayri Maxamed Al-dakhuuri, Ku-xigeenka Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Yemen, Max’ed Bin C/llaahi Al-xadrami iyo Xoghayaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Urdun, Zayd Maflax Al-wasi.

Boqorka iyo Wasiiradaasi waxay Kulankodoa aad uga wada hadleen dhismaha Isbahaysiga ee Dowladaha Carabta iyo kuwa Afrikaanka ee kaabiga ku haya Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed.

Dhinaca kale, Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Sacuudiga, Caadil Al-jubeyri waxa uu sheegay in dhismaha Isbahaysigaasi looga dan leeyahay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts