HomeWararMadaxweyne Farmaajo”Sidaan iyo si ka fiican ayaan ugu Shaqeyn doonaa dadkeena si...

Madaxweyne Farmaajo”Sidaan iyo si ka fiican ayaan ugu Shaqeyn doonaa dadkeena si ay u guuleystaan”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si aad ah u soo dhaweeyay waxbixinta ay soo saartay hay’adda lacagta aduunka(IMF), taasoo lagu sheegay in Soomaaliya ay ku socoto wadadii horumarka. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in si run ah ay uga go’an tahay in Soomaaliya ay horay u sii socoto, isagoo soo dhaweeyay warbixinta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si aad ah u soo dhaweeyay waxbixinta ay soo saartay hay’adda lacagta aduunka(IMF), taasoo lagu sheegay in Soomaaliya ay ku socoto wadadii horumarka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in si run ah ay uga go’an tahay in Soomaaliya ay horay u sii socoto, isagoo soo dhaweeyay warbixinta IMF ee la xiriirta barnaamijka Deyn Cafinta Soomaaliya (SMP3), wuxuuna intaa ku daray in tani ay calaamad u tahay go’aanada iyo dadaalada  mira dhalka ah ee Soomaaliya ay ku talaabsatay mudadii koobneyd.

- Advertisement -

Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sidoo kale sheegay in dowlada Federaalka Soomaaliya ay ka sii shaqeyn doonto dadaalka ay ugu jirto hagaajinta hanaanka maaliyeed ee  dalka si bulshada loo gaarsiiyo guulo horumarineed.

Warbixinta ay soo saartay Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF) oo lagu daabacay boggeeda rasmiga ah, ayay ku sheegtay Soomaaliya iyo hay’adda ay si wada jir ah u  gaaareen heshiis looga gudbayo dib u eegistii koowaad ee wajiga saddexaad ee kooxda la socodka barnaamijka Deyn Cafinta Soomaaliya, islamarkaana waxay bogaadisay dowlada Soomaaliya oo ku guuleystay kobaca dhaqaale iyo hanaanka maamul wanaaga iyo islaxisaabtanka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts